Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka KG Oo Qalab Looga Hortageyay Anyaxa Ku Wareejisay Maamulka Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay.

0
284

Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee KG Mustaf Ciidow ayaa waxaa uu Gudoomiyahay degmada diinsoor ee Gobolka Baay  ku wareejiyey qalab beereed oo looga hortago dhibaatada Ayaxa. Qalabkaan ayaa waxaa looga tala galey beeraleyda ku nool Degaanada hoos yimaada degmada diinsoor ee gobolka baay, Wuxuuna ahaa mid ay baahi weyn ay u qabeen bulshada in ay helaan Qalab looga hortago Ayaxa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here