Magaalada Baydhabo Oo Lagu qabtay Tababar Ku Saabsan Kor U qaadista Tayada Waxbarashada Caruurta KG.

0
280
 Tababarkaan ku sabsanaa Tayeenta Waxbarshada Caruurta da’doodu tahay saddexda iyo afar sano jirka muhiim ay tahay in caruurta Barbaarin wanagsaan laga soo siyo Guuriga Qaaar ahaan waliidiinta inta aan cunuga gaaarin heerka waxbarshada. Mudo labada maalmood ayuu socday Tababrkaan oo markisa ugu horeysay wasarada ay bixiso ayadoo kashaneyso wasarada waxbarshada dowlada federalka soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here