Gudoomiyaha Gobolka Bakool Oo Dowlada Goboleedka KG Ka Dalbaday in dib loo Hagaajiyo Xarumaha Biyo qabatinka Ee Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool

0
250

Gudoomiyaha Gobolka Bakool Shiine Macalin Nurow ayaa  kormeer ku tagay War idaaw Oo ah Waar ay Maamulka Degmadda gacanta ku haayo oo shacabka magaalada Xudur biyaha ka cabbaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here