Maamulka Gobolka Bokool Oo Kormeeray Xaalada Ay Ku Noolyihiin Dadkii Kasoo Barakacay Degmada Tiyeeglow Ee Ku Sugan Degmada Xudur.

0
378

Gudoomiyaha Gobolka Bakool oo ay Weheliyaan ku Xigeenadiisa ayaa boogdey qaar ka mid ah kaamak barakacyaasha ee ay ku nool yihin bulshadii ka soo barakacdey degmada tijeeglow ee gobolka bakool ,waana boogashadii uga horeysey ee gudoomiyaha ku bilaawey shaqadiisa.

Warkan waaxa inoo haysa Maryen Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here