Shir Looga Arinsanayo Diyaarinta Buug Lagu Tababari Doono Odayaasha Ka Shaqeeya Xarunta Xalinta Khilaafaadka Dadban Oo Maanta Ka Furmey Magaalada Baydhabo.

0
243

Kulankan oo socon doono mudo laba malmood ayaa soo gabangabisay wasarada cadalada iyo Garsoorka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya, waxaa looga hadlayaa sida uu noqonayo buuga lagu tababaridoono Odiyaasha xafiiska Xalinta khilafadka Dadban.

Warkaan Waxaa Inoo Haya Bishaar Mayow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here