Ganacsatada Suuqa Baydhabo Ku iibisa Rootiga Oo Sheegaya in uu Kor u kacay Qiimaha Rootiga.

0
309

Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa Waxaa lagu arkaa Gaari Gacmeed badan oo Saaran Rooti Noocyadiisa kala duwan,Kuwaasi oo Laga soo dubo Foornooyinka Magaalada Ku yaala Waxaana ku shaqeysta oo Noloshooda iyo Tan reerkooda ku maareeyaan qaar kamid ah dhalinyarada aysan shaqooyinka Fursad u helin Hadaba side ayay Dadka ka ganacsada Rootiga oo isugu jira Dhalinyaro Odey iyo Dumar Noloshooda ugu maareeyaan,Iyo Qiimaha ay kusoo qaadan iyo kan ay iibiyaan waxay ku kala duwan yihiin Waa kuwan qaar kamid aha dhalanyarada ku ganacasida rootig si aan waxa badan ugu ogaano sida ay caruurtooda ay ugu marayeeyan shaqada oo ay radiyo Arlaadi ugu warbixeyn .

Warkan Waxaa Inoo Haysa Raxma Salad 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here