Qaar Ka mid ah Dadka Ku Xamaasha Dameerkaoo ku Taliyay in la ilaaliyo Xaquuqda Dameerka.

0
316

Xeywaanka la yiraado dameerka waxaa uu ka mid yahay kuwa loogu isticmaalo Mii iyo Magaalo, Waxaana loo isticmalaa rarashada wax yaabaha culculus.    Dameerka waxaa uu ka mid yahay xeywaanada sida aad ah ay u jeceyl yihiin dadka waa kuwo dadka miiga ay ku guraan halka  Magaaladana loo adeegsado in xoogiisa lagu shaqeysto.    Inkastoo xeywaanada ay leeyihiin xuquuq u gaar ah ayaa hadana dadka qaar waxey u isticmalaan siyaabooyin kala duwan oo aan ku jirin dhoorista xaquuqda xeywanaadka.

Warkan Waxaa Inoo Haya Siidcali Ateera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here