Wasaarada Arimaha Gudaha Ee KG Oo soo Saartey Awaamiir Laxiriirta Dhulka Lakala Iibsado.

0
272

2 Bishaan December ee sanadkaan wasiirka wasarada arrimaha gudah,dowladaha hoose iyo dib u heshiisinta dowlad goboleedka konfur galbeed soomaaliya waxa oo soo saray awaamir lagu shaciyay in aan waxba kam jiraan ay tahay dhulaalkii dowliga aha la kala iibsaday tan iyo 1992dii ee buurburkii dowladii dhexe ee dalka.

Warkan Waxaa Inoo Haya Bishaar Mayow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here