Wasaaradda Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka KG oo Wacyigelin ku saabsan Tacdiyada ka dhanka Ah Haweenka u sameysay Barakacyasha Ku jira

0
295

Wasarada Haweenka iyo Xaquuqal insaanka Dowlada Goboleedka KGS ayaa qaar ka Mid ah Barakacayaasha Ku nool Kaamamka ku yaala duleedka Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobollka Baay Waxey u qabatey Wacigelin Ku saabsan Sida looga hortagi karo Xad gudubyada ka dhanka ah haweenka.

Warkan Waxaa Inoo Haysa Maryen Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here