Maamulka Degmada Baydhabo Oo Dhegaxdhigey Wadada Mursal Ee Magaalada Baydhabo.

0
254

Wadadan oo ah wado muhiim u ah isus socodka bulshada iyo gaadiidka ayaa waxaa uu maamulka degmada baydhabo ku samaynayaa dib u dayactir aad u weyn ayadoona ay qeyb katahay qorshaha maamulka ee ku aadan dayacirka wadooyin halbolayaal u ah magaalada.

Warkaan Waxaa Inoo Haya. Bishaar Mayow Mukhtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here