Wararka Maamulka Gobolka Bay Iyo Kan Degmada Oo Dhagax Dhigey Dhismaha Buundada Xaafadda Salaamey ee Magaalada Baydhabo. By RADIO ARLAADI - December 8, 2020 0 264 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhagax dhigaan Buundada Xaafada Salaamey Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa waxa ay Muhiim u tahay isku socodka dadka iyo Gaadidka Xaafadahaas isticmaalka, Warkaan Waxaa Inoo Haya.Maryen Macalin Abshir https://radioarlaadi.so/wp-content/uploads/2020/12/Warka-Maryan-iyyo-7122020.mp3 Share this:FacebookX