Hay,adda socdaalka oo amar kusoo rogtay Muwaadiniinta Kenyaanka ah

0
569

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro quseeya socdaalka muwaadiniinta Kenyaanka ah ee doonaya in ay ku safraan ama u soo safraan gudaha dalka.

Waxa ay sheegtay in dhammaan Muwaadiniinta Kenyaanka laga doonaayo in Safaarada Soomaaliya ee Nairobi ay kasoo qaataan dalkugalka Kenya.

Hay,adda ayaa sheegtay in cidii Sharciga hareermarta lala xisaabtami doono Sidoo kale muwaadiniinta Kenyaanka ah ee ku safraya Baasaboorka Dublamaasiga ah, waxaa looga baahan yahay in ay ogolaansho ka soo qaataan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here