Federico Valverde Xidiga Khadka Dhexe Ee Kooxda Real Madrid Oo Tawabarka Kooxda Dib Ugu Soo Laabtey.

0
257

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Federico Valverde ayaa ku soo laabtay tababarka kooxda Ka hor kulanka adag ee ay la ciyaari doonaan Borussia Mönchengladbach champions League.

Real Madrid ayaa kulan muhiim ah marti galin doonta kooxda Borussia Mönchengladbach iyaga oo ku sabsan in ay guul gaadhaan si ay ugu soo baxaan wareega xiga.

Xiddiga reer Uruguay ee Federico Valverde oo dhaawac uga maqnaa tababarka Real Madrid ayaa ku soo laabtay tababarka kadib markii uu ka soo kabsaday

Warkan ayaa ah mid u fiican Zidane iyo Real Madird kuwaas oo dhaawcyo la dhibaatoonayay kulamadii ugu dambeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here