Ku dhowaad konton qoys oo barakacayal ah Ee ku nool mid kamid ah kaamamka ku yaala Duleedka Degmada Baydhabo, ayaa Waxey ka soo bara kaceen Sameynta uu Beerahooda ku reebey Ayaxii bilooyin ka hor saameeyey guud ahaan Gobolada dalka Soomaliya.
Warkaan waxaa inoo haysa Maryen Macalin Abshir