Haweenka iibiya Balka kasoo Go’a Beeraha Oo Sheegaya in ay Yaraadeen Dadka iibsan jirey Xermooyinka Balka ay iibiyaan.

0
556

Haweenkan badankood waxaa ay inta badan ka keensadaan Balka meelo ka baxsan Maglada Baydhabo oo ay dhabarkooda ugu soo xamaalaan waxaana sidaa ay tahay laga iibiyaa qiimo aad uyer binto mukhtaar oo haweenkaas kamid ah ha inoo sharaxdo qiimaha laga siiyo xirmada balka ah.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here