Dadka Danta Yer Ee Ku Nool Xerooyinka Barakacyaasha Ee Baydhabo Oo Ka Hadley Saamaynta Sarakaca Maciishada Uu Ku Yeeshey.

0
281

Labadii bilood Ee La soo dhaafey Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay, ka jirey Sara u kac balaaran oo ku yimid Raashinka Qutul daruuriga ah,taasi oo sameyn ku yeelatey ganacstada iyo dadka Danyarta ah ee ku Nool Deegaanada Koonfur Galbeed Soomliya.

Waxaa Inoo Haysa Maryen Macalin abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here