Internedka iyo Moobeelada Casriga ah Oo Saameyn ku yeeshay Ganacsatada Maktabadaha ku iibisa Buugaagta kala duwan.

0
416

Inta uu yimid Adeega Internedka oo sida fudud Bulshada Magaalada wada gaareen waxaa soo baxayay Ganacsi kala duwan uu saameyn ku yeeshay Ee ugu horeeyaan Ganasatada iibisa Buugaagta Maktabadaha dalka ka jira gaar ahaan Magaalada Baydhabo,Maadama Inta badan dhalinyarada Buugaatii lasoo iibsan jirey ka helaya si bilaash ah Moobeelada Casriga ah oo sahlaya Adeega Internedka ayagoo adeegsanaya Aplikeeshan ay kala soo degaan.

Warkan waxaa inoo haya Raxma Salaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here