Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowalad Gobaleedka koonfur Galbeed Soomaaliya mudan Cabdiqadir Sheekh Cali Baraka ayaa Maagalada Baydhabo Tababar ugu furey Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradaha koonfur galbeed soomaliya iyo Ururada Bulushada Ee Maagalada Baydhabo.
Tababarkan waxa soo Qaban qaabisay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowalad Gobaleedka koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hey,adda UNDP.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar