Wasaarada Waxbarashada KG Oo Tababar u soo xirtay Macalamiin gaaraysa ilaa 32 macalin oo ka socda Al-Qalam Iskuul.

0
350

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkan oo kor loogu qaadayaey Tayada Macalimiinta aya waxa ka soo qeyb galey Gudoomiyha Gobalka Baay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada oo ugu horeey Wasiirka Wasaaradda Waxabarshada Dowalad Gobaleedka koonfur Galbeed soomaaliya iyo Marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here