Gudiga Iskaashatada Beeralayda Gobalka Baay Oo Ku baaqay in Laga garab siiyo La dagaalanka Ayax dhawaan Gobalka Soo gaaray

0
396

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Beeraleyda Gobolada koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxey mar labaad ay ka cabsi qabaan in sanadkaani beerihii ay beerteen in uu mar kala uu dhibaato u geesto Ayaxa.

Ayaxa oo dib ugu soo laabtey goboladaan koonfur galbeed ayaa waxaa lagu arkey degaano badan oo ka tirsan gobolkaan baay kaasi oo la sheegey in uu ku degtey beero badan lakiin uusan geysanin dhibaato badan.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here