Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan oo ku saabsanaa Dejinta Qorshiyaasha shanta sano ee soo socto ay ku shaqeynayso Wasarada Haweenka iyo xaququl insanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka qeyb galeyn Qaar ka mid ah haweenka Degmada xudur. Inta uu socdo Tababarkaan waxa la isla wadagayaa fikiro qorshiyaasha wasaarada ay ku shaqeynayso iyo baahiya dumarka.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar