Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Xariga ka jaray Xarunta Qaaxada Ee Degmada Baydhabo

0
361

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane: Maxamed Cusmaan Xaaji ayaa waxaa uu ka qeyb galey munaasabad xaraga loogu jaraayey xaruntaTB’da ee Degmada Baydhabo oo dhawaan dib u dayactir lagu sameeyey.

Xaruntaani TB’da ee Degmada Baydhabo oo dib u dayactirka lagu sameeyey ayaa masuuliyiinta gacanta ka geysteen oo ay ugu horeyaan Amisom qeybteeda arimaha bulshada ayaa waxey shegeen in ay qaban doonto adeegyo fiican oo loogu adeegi doono bulshada ku nool Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here