Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaani oo ay Goob Joog ka ahaayeen Dhamaan Gudoomiyaasha Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaliya iyo Gudoomiyaasha Sedaxda Gobol Koonfur Galbeed, ayna Soo agaasintey Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Si Rasmi Ah u Daah-furey Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir