Tababar Odeyaasha KG ay ku baranayeen Xalinta khilaafaadka Bulshada Oo Magaalada Baydhabo Lagu soo Gabagabeeyay

0
263

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababar ku saabsanaa dib-u-heshiisiinta iyo xalinta khilaafaadka oo mudo afar maalmood ugu socday Baydhabo Odeyaasha Dhaqanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa manta lasoo gabagabeeyey,Tababarkaan lagu baranayey xalinta khilafadka iyo dib u heshiisinta ayaa soo Qaban qaabisay Amisom.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here