Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Guul u Rajeeyay Xulka Kubadda Cagta KG uga qeybgalaya Tartanka Cayaaraha Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir

0
501

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xulka kubada Cagta KG ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxay wadaan Tababaro ciyaareed si ay ugu diyaar garoowaan Tartanka Kubada Cagta ee Dowlad Gobaleedyada Dalka iyo Gobalka Banaadir, waxeyna gaareen Magaalada Muqdisho oo hada Tabar ay ku qaadaneyaan Garoomo ku yaala Caasimada.

Shacabka Magaalada Baydhabo oo Makaroofanka la dhax qaadnay ayaa si weyn ugu hadlay Ciyaartoyda Xulka Kg ee ciyaaraha Dalka ku matali doono. waxeyna sheegeen in ay ku faraxsan yihiin, una Rajeynayaan in Guulo weyn ay ka soo hooyiyaan Tartanka kubada cagta ee Muqdisho ka furmi doono.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here