Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada JFS Mudane Egn Abdulaahi Haji Abukar Fiiqow iyo Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS Mudane Mohamed Yusuf Hassan Waliid wasiirku xigeenka wasaraadda waxbarashada Egn Abdifatah Isaack Mohamed iyo masuuliyiin ka soctay world vision ayaa si wadajir ah xariga ugu jarey dugsiga tababarka farsamada gacanta ee Koonfur galbeed
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade