Shirkada Diyaaradaha Damal Ee Magaalada Baydhabo Oo Sheegtay in Saameyn dhaqaale uu ku yeeshay Xayiraada Cudurka Karona

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shantii July ee sanadkaani 2020 ayey ahed kadib markii dib loo fasaxey diyaaradaha ka shaqeyaan dalka soomaaliya kadib markii hore oo loo hakiyey faafitaanka cudurka Covid 19.

Shirkadaha diyaaradaha ayaa waxaa loo sameeyey nidaam cusub oo ay ku shaqeynayaan si loo xakameeyo cudurka Covid 19 taasi oo ah in maalintii Magaalada Baydhabo ay ka baxdo hal diyaarad oo kaliya.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here