Maamulka Xarunta Xirfadaha Ee SBLO Oo Ka Warbixiyay Xirafadaha ay dhalanyarada Baraan

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka jira Hay’addo oo NGO ah kuwaasi oo siyaabooyin kala duwan u tageraan dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo iyagoo bara xirfadaha kala duwan kuwaas oo ay is kugu jiraan rag iyo dumar.

SPLO waa hay’ad NGO ah waxaa Magaalada Baydhabo laga Hir galiyey sanadii 2016 markaasi oo dhalinyaro ka soo jeeda Magaalada ay u arkeen in ay ugu faa’ideyaan dhalinyarada Magaalada Baydhabo gaar ahaan kuwa u baahan in ay bartaan xirfadaha gacmaha.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here