Xaflad Lagu Caleema Saaraayey Gudoonka Midowga Ardayda Jaamcadda BIU Oo Baydhabo Ka Dhacdey.

0
326

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabadan lagu Caleema saaraayey Maamulka cusub ee midowga Ardayda jaamacada BIU ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka iyo macalimiinta jaamacada BIU Mas’uuliyiin ka socoto iyo midowaga iskuulada nidaamiga ah Ee Magalada Baydhabo iyo Ururka Bay Women Development Network iyo Qaar kamid ah Ardayda waxa ka Barata jaamacadaha ku yaalo Magalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here