Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Manhajka Waxbarashada Gaarsisey Dugsiyada Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay.

0
304

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Dowlad Goboleedka KGS Oo ay Wehlinayaan Gudoomiyaha Gobolka Baay Ali Wardheera Dooyow Iyo Gudoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Baay Maxamed Isaaq Arcase ayaa Qaar ka mid ah Iskuulada ku yaala Degmadaasi Waxey gaarsiiyeen Buugagta Manhajka Waxbarshada Dalka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here