Magaalada Baydhabo Oo Maanta Laga Xusey Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.

0
224

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabaddaan ka dhacdey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa loogu dabaaldagaayey Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku began 21 Nov. oo laxuso sanad kasta.

Munaasabadda ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka koonfur galbeed, gudoomiyaasha waxbarashada gobolka iyo kan Degmada, maamuliyaasha iyo maclimiinta iskuulada Baydhabo, aqoon yahno waalidiin iyo ardada dhigtaan iskuulada Magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here