Kulan Looga Hadlayey Ka Qeyb gelinta Haweenka Arimaha Siyaasada Iyo Horumarinta Bulshada Oo lagu qabtay Degmada Diinsoor.

0
231

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulunkan looga hadlayey Doorka Siyaasada Haweenka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa isugu yimaadeen Haweenka ka tirsan golaha degaanka iyo Haweenka Ururada Bulshada Ra’yidka Degmadaasi.

Kulanka oo sidoo kale ahaa mid la isku dhafasanaayey fikiro iyo xaalada Dumarka Diinsor ayaa waxaa goobjog ka ahaayeen Qaar ka mid ah Maamulka Degmada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here