Barakacayaasha Ku jira Kaamka Jubba Laba Oo Dalbaday Dhul ay Deegaansadaan.

0
273

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Barkacyaasha ku nool kaamka jubba 2 ee Magaalada Baydhabo ayaa waxey maamulka Degmada Baydhabo iyo Hay’adaha ka shaqeyaan arimaha barkacyaasha ka codsadeen in ladejiyo dhul kale.

Barkacyaashaan ayaa waxaa lagu amrey in ay ka baxaan kaamkii ay ku nolayeen kadib markii uu ku soo toosey meel la sheegey in ay tahay waddo sidaasi darteeda ay raadsadaan dhuulal kale.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here