Wasaaradda Xanaanada Xoolaha KGS Oo Tababar u Soo Xirtey Gudoomiyaasha Deegaanada Hoos yimaada Degmada Xudur

0
232

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkaan lagu baranaayey Daaweynta Xoolaha iyo sida ay ula tacaalayaan Cudurada ku dhaca Xoolaha ayaa Wasaaradda Xanaanada xoolaha ee Koonfur Galbeed  u soo xirtay dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool tuulooyinka hoos yimaada degmada Xuddur.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here