Barkacayaasha Ku jira Kaamamka Duleedka Baydhabo Oo dalbaday in La soo gaarsiiyo Marada kaneecada

0
252

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Inta badan xilliyada roobka waxaa dilaaca cudurka duumada taasi oo sabab u ah biyaha roobka, sidoo kale dadka qaar ayaan isticmaalin waxyaabaha looga hortago cudurkan waxayna arrintaasi keentay inay soo ridato duumada dad badan.

Barakacyaasha waa qeyb ka mid ah xiligaan dadka ugu nuqul in ay ku dhacdo Cudurkaan kuwaasi oo an heysanin mara kaneeco.

Warbixintan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here