Munasabad Loogu Dabbaaldegayay Sanad guuradii Laabaad Markii Radio Arlaadi Hawada ku soo biirtay Oo Lagu qabtay Xarunta Idacaada

0
236

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xafladaan ayaa waxaa loogu dabbaal dagaayey aas aaskii sanad guuradii labaad ee Arlaadiradio ee laga dahfurey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay sanadii 15/ 11 / 2018.

Xafladaani ayaa waxaa lagu qabtey xarunta idaacadda, Waxaana ka soo qeyb qaley maamulka iyo shaqaalaha Arlaadi Radio, gudoomiyaha ururka Suxufiinta KG Muxidiin Xasan Maxamed, agaasimiyaasha idaacadaha Baydhabo, wariyaal, qaar ka mid ah dhalinyarada Baydhabo, fanaaniin iyo marta sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya siidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here