Maxay yihiin Cudurada Galmada la isugu gudbiyo?.

0
227

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dunida Waxaa ka jira cuduro fara badan oo ay isugu jiraan kuwo faafa iyo kuwa aan faafin, Wuxuuna cudur kasta Wataa halis u gaar ah,Xanuunada faafa ayaa waxaa ka mid ah Xanuunada lagu kala qaado Galmada kaasi oo ay inta badan ay bulshada aan wada garaneynin dhibaatada ka dhalan karta.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here