Xaflad ay ku qalinjabinayeen Ardey Dhameysatey Barashada Computer ka Oo Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo.

0
233

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabad Shahaadooyin lagu gudoon siinaayey 30 Arday oo iskugu jira Wiilal iyo gabdho oo dhameystay Barashada Cilmiga Kombiyuutarka kana barteen macadka Al-Falah Institute of science & technology ayaa lagu qabtay Magalaada Baydhabo, waxana munaasabadda goobjoog ka ahayeen Gudoomiyaha Degmada Baydhabo,midowga iskuuladka Nidaamiga Degmada Baydhabo iyo Marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here