Wasaaradda Gargaarka KGS Oo Baydhabo Ku qabatay Tababar Ku saabsan Yareynta Khataraha Masiibooyinka.

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Towbarkaan ay soo qaban qaabisay Wasaarada Gargaarka Maareynta Iyo Masiibooyinka KG ayaa ahaa Mid loogu tala galay in lagu Taxliiliyo sida loo xalin karo qataraha ka dhasha masiibiyinka iyo Sida loogu hortagi lahaa qatarahaasi.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here