Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska KGS oo Baydhabo tababar ugu furtay Wakiilada Wasaaradda ee Degmooyinka KG.

0
224

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkan oo ay ka qeyb galayaan inta badan shaqaalaha wasaaradda howlaha guud ayaa waxaa daah-furey Agaasimaha Wasaaradda Howlaha guud iyo guriyenta ayadoona ka qeyb galiyaasha ay ka kala yimadeen Degmooyinka iyo Goboladda koonfur galbeed.

Tababarka oo ku saabsanaa sidii loo dhisi lahaa waax-yaha howlaha guud ee degmooyinka sidoo Kalena loo Gaarsiin lahaa adeegyadda ay bixineyso wasaaradda howlaha guud si loo daadajiyo howlaha wasaaradda ay u hayso shacabka.

Warkan waxaa inoo haya Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here