Bulshada iyo Maamulka Degmada Waajid oo iska Kaashanaya Sidii dib loogu dhisi lahaa Goobaha Danta Guud.

0
209

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Mukhtar Axmed Xasan oo shir jaraa’id uu ku qabtey xafiiskiisa ayaa wuxuu kaga hadley horumarada dhanka arimaha bulshada ee laga qabtey Degmada Waajid bilooyinkii la soo dhaafey kuwaasi oo gacanta ku hayeen gudi dhalinyaro ah oo si isxil qaan ah Degmada howlahaasi ugu wadaan.

Warkan waxaa inoo haysa SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here