Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wafdigan oo kormeerka ku tageen Degmada Walaweyn Ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa u jeedkooda ahaa sidii ay wax ugu ogaan lahaayeen burburka Wadada isku xirta Walaweyn iyo Baydhabo, Muqdisho iyo Walaweyn oo Hada Go,an Sidii loo dhisi lahaa.
Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi