Tababar lagu baranaayo Daaweynta Xoolaha Oo Loo qabatey Gudoomiyaasha Tuulooyinka Hoos yimaada Degmada Xudur.

0
254

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha KGS ayaa qaar kamid ah Gudoomiyaasha tuulooyinka hoos yimaada Degmada xudur ee Xarunta Gobalka Bakool u qabatey Tababar lagu baranaayo Daaweynta Xoolaha .

Tababrkaani oo socon doona mudo Afar maalin ah ayaa iska kaashadey Wasarada Xanaanada Xoolaha ee Mamulka Konfur galbeed Soomaliya iyo Hay’ada ACF waxaana dadka ka soo qeyb galey lagu baraayey sidii loo daaweyn lahaa Xoolaha .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here