Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kabaha laxirto xiliyada ay jiraan roobabka ee ay isticmalaan dadka beeraleyda ah iyo kuwa u adeegsadaan goobaha dhiiqada ay ku badan tahay ayaa waxaa si aad ah loogu iibiyaa suuqyada Magaalada Baydhabo iyadoo la joogo waqtigii sida aadka ah loo iibsanaayey.
Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera