Shir Looga Hadlaayey Sharciga Barakicinta Qasabka ah ee Barakacayaasha KG Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
290

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shirkani Jaraa’id oo ay si Wada Jir ah ay u qabteen Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Xasan Macalin Ahmed Biikoole iyo Gudoomiyaha Gudiga Barakacayaasha Ee Deegaanada KG Abduqaadir Ali Maxmed ayay uga hadleen sidii looga hortagi lahaa barakicinta qasabka ah oo lagu sameeyo Dadka Barakacayaasha ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here