Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha KG ayaa maanta qalab xafiis ku wareejiyey Gudoomiyaasha Degmooyinka Baydhabo iyo Berdaale.
Qalabkaan ayaa loogu tala galay mid lagu shaqeenayo Bulshada Degmooyinka Bardaale Iyo Baydhabo,kaasi oo ay soo dalbabadeen Maamuladooda
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade