Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhawaan ayay ahayd Kadib Markii Maamulka Gobolka Baay iyo Kan Degmada Baydhabo ay sheegeen in Magaalada Ku soo kordhinyeen Nalal Xoojiya Billicda Xiliga Habeenkii si ay uga qeyb qaataan Amaanka iyo Ganacsiga.
Warkan Waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir