Dowlad Gobaleedka KGS oo Awaamiir ka soo saartay ka ganacsiga Maandooriyaha Tramadol.

0
251
Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shir Deg Deg ah oo uu isugu yeerey Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dr Cali Saciid Faqi ,Wasaaradda Caafimaadka KGS ,Maamulka Gobolka Baay , Sarakiisha Ciidamada Booliska iyo Xeer ilaaliyaha gobolka Baay  ayaa looga hadleyay waxyeelada maandooriyaha .
Shirka oo uu goob joog ka ahaa Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamanka KGS waxaa laga soo saareyay go’aano ku saabsan ka ganacsiga waxyaabaha Maan dooriyaha sida Tramadol iyo wax-yaabaha la midka ah .
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here