Ganacsatada iibisa Qalabka Elektirooniga ee Baydhabo Oo Sheegay in Horumar Ka gaareen ka Ganacsiga Elektirooniga.

0
268

Baydhabo(Radio Arlaadi)Sanadahaan waxaa horumaro wanaagsan laga gaarey isticmaalka qalabka kala duwan ee elektirooniga ah ama dhijitaalka ah kuwaas oo hada ku tartamaan dhamaan wadamada hormarsan ee aduunka.

In kastoo oo ay soo badanayaan qalabka elektiroonigada ah ayaa shirkadaha waxey wadaan sidii wax kasta ay u fududeen lahayeen kuwaas oo lagu isticmalaayo dabka matoorada ama kuwa laga dhaliyo soolarada.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here