Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababar ku saabsanaa diwaan galinta ganacsiga oo u dhaxeeyey Maamulka Degmada Baydhabo iyo ganacsatada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Arimaha gudaha ee koonfur galbeed oo kashaneys, waxaana lagu qabtay Magaalada Baydhabo.
Warkan Waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera